Gabadhaha ninka maxay ku jaclaanaysaa

Naagaha iyo raga waxaa jacaylka u nugu dumarka, naagta marka nin hadal macaan ay aragto isla markii way la dhacaysaa, laakin ninka inta badan wuu eegaa jirka naagta, marka uu arko naag dheer oo cad oo dabo weyn leh ama naaso waaweyn leh wuu ka helayaa, way jiraan dumar raadiya rag lacag leh ama rag qurxoon